Ciidamo uu wato Saney Cabdulle oo la wareegay Deegaanno Al Shabaab joogeen (Sawirro)

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ayaa wada howlgalo balaaran oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab, waxa ayna ciidamada la wareegeen deegaanno ay horey u joogeen kooxda Al Shabaab. Howlgalkii ugu dambeeyay ciidanka huwanta ay fuliyeen saacadihii ugu dambeeyay ay kula wareegeen deegaannada Ceel Afwayn iyo Sabansableey oo hoostaga magaalada … Continue reading Ciidamo uu wato Saney Cabdulle oo la wareegay Deegaanno Al Shabaab joogeen (Sawirro)